VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ugub jacayl - Lyrics

Hididiiladeena Hugo raadinteen Arag hanashadeena Kalgacayl abaaray Ku ildoogsigeena Isa siiya guusha Waa ugub jacayl Aqbalkaad isiisay Hoo aaminkiisa Ilwaad quruxoow Eegmada jacaylka Iimaansigeeda Anfac wada cunkeena In la isii adkeeyo Isla garashadeena Ina siisay aaran Kala ooli waayay Aqbalkaad isiisay Hoo aaminkiisa Ilwaad quruxoow
Queue is empty
-- / --