Kolkaad xaragada ilow do
Kolkaad xaalayn gayaanka
Kol kaad uxidhnaato ruux
Kolkaad kaligii uxiiqdo
Xorayso jacaylka shaada
Qofbaad tahay jecel xanaano
Qofbuu ku jiraa. Xalkaagu
Dawadu xanuunkaaga weeye

Kolkuu xubi laabta Diego
Kolkuu xisku ruux jeclaado
Kolkaad xilli walba dareento
Kolkay naftu kugu xujayso
Xiisuhu kaa buux samo
Qofbaad tahay
Jecel xanaano
Qofbuu ku jiraa xalkaagu
Dawadu xanuunkaaga weeye weeye

Exit mobile version