VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xusuus waarta - Lyrics

Qof wada naxariisabaa tahay Wanaag u abuuranbaa tahay Wadnaha ani ila mida Farxadaba anaa waaya Wakhtigaan ku taba oo dhan Oo waraaqo buux dhaafsha Waxaan qorayo mooyaane 2x Jacaylkaba waalidkiisa Waxaan u aqaan naftaada Wacyi adagbaa ila jaara Maalmahaan is yara wayno Waadiga fikirkaan dhamaayee dhamaayee Markaad werwerayso Ilka badan anaa wiiqma Wajigayga murugtiisa Qof arkaa i wareysay murugtiisa 2x Wadnayaal kalgacal wadaagay Qalbiyo is weydaarsadeen ubax Xusuustoodu waartaa Waa inaga waa inaga Waa inaga inaga inaga waa inaga Wadnayaal kalgacal wadaagay Qalbiyo is weydaarsaday ubax Xusuustoodu waartaa Waa inaga waa inaga Waa inaga inaga inaga Asmaay waa inaga Wadnayaal kalgacal wadaagay Qalbiyo is weydaarsadeen ubax Xusuustoodu waartaa Waa inaga waa inaga Sakiyoow waa inaga Wadnayaal kalgacal wadaagay Qalbiyo is weydaarsaday ubax Xusuustoodu waartaa Waa inaga lovey waa inaga Waa inaga inaga inaga Lovey waa inaga
Queue is empty
-- / --