VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yaa ku bara dhibkaan qabo - Lyrics

Mursul Muuse Qaraar iyo macaan nafta sheey ku qaaliya Miduu yahay qiyaastii quud aadan cunin wali ama gaajo ku qaban qofku qofku show ma garan karo Asma Love Qumanoow galgacal baa anoo caafimaad qaba filan waa ka qaadee qalbigeeyga daashaday Mursal Muuse Inaan qariyo boogtiyo qayla dhaan inaan diro walli maan qorsheeynine yaa ku baro dhibtaan qabo Asma Love Inaan qariyo boogtiyo qayla dhana inaa diro wali maan qorsheeynine yaa ku bara dhibtaan qabo Asma Love Midka qoomameeyo qosol iyo farxad badan Miduu quus kku reebaba kol hadaadan qancin wali xalna kaa qarsoonyahay qiiro qiiro kama gam'ayside Mursal Muuse Qumaneey mar hadii aan kuu quuray teydoo ku khatalay daraadaa goormaad i qaabileeysaa Asma Love Inaan qariyo boogtiyo qayla dhana inaa diro wali maan qorsheeynine yaa ku bara dhibtaan qabo Mursal Muuse Inaan qariyo boogtiyo qayla dhaan inaan diro walli maan qorsheeynine yaa ku baro dhibtaan qabo
Queue is empty
-- / --