abaayo ii imaaw
aqalkayga soo gal
abidkaaga ila joog
ha bixin ha bixin
ubax soo udgaaya tahee
qorax soo ifaysaa tahee
aragaa ku arwaaxsadee
intaan ila joog
axdigi ma ilaawin ogoow
uurkaad iiga taala ogoow
indhahayga iftiinkood
adaa ii ahayde ogoow
abaayo ii imaaw
aqalkayga soo gal
abidkaaga ila joog
ha bixin ha bixin
abshiraystay markaan ku arkee
edab iyo asluub badnaeey
aragtaye adoo kale
abidkay ma saarine
dusha iiga iftiin badaney
laabtay u rooneey
jacaylkaaga aan rabaaye
ha xishooonin agtayda imaaw
abaayo ii imaaw
aqalkayga soo gal
abidkaaga ila joog
ha bixin ha bixin

Exit mobile version