VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adaan dib kuu dooran laa - Lyrics

da,daay midaan ka xushaay dareen jacayl midii daacad ila wadaagtaay ubax aan ku ildoogsadiyo ubar doora ii dhashaay miyaan ku dayrin karaa hadaan dooran lahaa dunida qof ka dooran lahaa adaan dib kuu dooran lahaa hadaan dumar caashaqi lahaa adaan dib kuu caashaqi lahaa waad ideeqdayoo dabac suubaneey dajiyaa tahee haku daayo eebe sidaa iigu duubnoow sidii ubax daraya yartaan u daawan jiray waxay damacdo laabtabi midaan diiday igu odhan hadal dabacsan leeyeey tumaan kugu doorsan karaa wixii aad dalbato dookhaagu dalbado anay dushayda saarantahay hadal qalbigaaga dura anaan kolba kugu dayayn waad i deeqdayee dabac suubaneey dajiyaa tahee haku daayo eebee sidaa iigu duubnoow
Queue is empty
-- / --