ulashada kalgacal
istareexa noloeed
miduu aaminee
asaageed ka doortee
saaxiibkay illaahay
oori uga dhigaay
anigoo ku aragbaan
adnaay kuu ogsoonahay
ifka duriyad jogtiyo
ayaan dhalad inaa tahay
marwo mudan abaal
adigaa saygaagiyo
ubadkaba daryeelee
adnaay ifka samo ku waar

udug iyo xareed
ubax iyo caleen
aragtida u roon
ishu rays ka aragtoo
ildogsiga u wacan
adigaa ka dhigan
anigoon ku aragban
adnaay kuu ogsoonahay
ifka duriyad joogtiyo
ayaan dhalad ina tahay
oori mudan abaal
adigaa saygaagiyo
ubadkaba daryelooo
adnaay ifka samo ku waar

Exit mobile version