VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Axlaam - Lyrics

ubax dharabiyo rays ku dhaashtay dhool daruuriyo sagal ku dhafan cadceed dhacaysana dhan ka haysaa dhabeel goba iyo gaari dhaladaay wax dhaliili kuma dhuumane dhamaystiraneey waa lagaa dhilay marwa dhaqan loo qurux dhaqashaay dhuux xariiro dhexdu sacab iyo dhuub mugii tahay dhigeed aadmiga geenyo dhaaftoo hooyo dhawrsani dhabta saartoo muftigii dhalay ku dhaadanaayaa xubno dhumuc loo dheeli tiraniyo dhaayo naxariis wax u dhawrtiyo dhaga nugul baa dhudi kugu yaal marwa dhaqan loo qurux dhaxashaay dhuud xariiroo dheemana tahee dhexdu sacab iyo dhuub mugii tahay
Queue is empty
-- / --