VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ayaan iyo Nasiib - Lyrics

inantaan hablaha ugub arligani ku nool aan ka aaminee aan amaanayay ubax nuurayoo ka ag baxay xareed oon ilaashadaay aroor hore eedaanka subax wadaadkoon adimin duco waxaan akhriyay albaabada u furay alle barigii aan waday inaan adi ku helay ma ogtahay ilwaadeey inankaan aduunyada aadmiga ku nool aan ka aamineen aan uur samohoow ilayskii ragaba iga deeqee alle igu simoow aroor hore miday awliyaad aadmigu hurdaan inanu ayaankiyo iimaankiyo alle igu simee aan ishaarayeey aayaha danbiyo axdigeena dhaw ka ilaali nacab inankaan aqoontiyo ereyada dadnimo ku abaystayee ehel uga go oow ayaan iyo nasiib kii igu simoow ii roonidaa
Queue is empty
-- / --