VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bulooy - Lyrics

hooy bullooy wiilashaa in dhahaygu waa wajeer iyo gaaris waxa maanka ku yaalaa waa mug waynka jabuuti niyadaydu waqeedba waa mid joogta hargaysa qalbigaygana waadix xamar weeyi rugtiisu wabigayga jubadiyo waan u jeelay kismaayo bay dhabaa waligeedba garaadkayga ku wayne dhagtu weedhay maqlayso taleexbaa u wanaagsan garaadkayga ku waynaa waaladii balad wayne farxad aan ku wacnaado shiniilaa i waraabin waxaan dhaafsado waayay awdal waadiyadeeda xiskaygay la wareegtay gadowaana i deeqday waaxyahaa dhiiga xanbaara baribaa ku wareegsan naftaydaa siya waafi ugu weecsan garoowe oo walwaaliyo faafan wadnahaa ku shaqeeya
Queue is empty
-- / --