Heesta Cadaalad - Lyrics
Dalkoo nabaan rabaa
Dadkaygoo xora baan
Rabaa doorasho
Cadliyaan rabaan
X2
Dowlad xalaala baan
Rabaa dastuur xaq
Dhowrta baan rabaa
Gaajo daboosha baan
Rabaa X2
Diktatorigaan nec
Bahay dulmiga iyo
Eexda baan nec
Bahay xaqa dadan
Baan dhibsaday X2
Akhlaaq guudee
Bulshada maxkamadan
Duugaysa Ee wadani
Danbi aanan galin
Xukuntaan nec bahay
X2
Ninkii daacada sharciga
Dabarkiyo seetada kujaray
Duubab kiyo culimadii
Sharciga ku daboolay
Jeel hadana darajada
Ku tola kuwii danbiga
Naga galee dalkiyo
Umadaba ladagay
X2
Markaan dayo een Arkaba
Inaan dabnahayga xidho
Damiirkaan isiin karayn
Rabaa igu ogoo waan
Damqaday X2