VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cadaalad - Lyrics

Dalkoo nabaan rabaa Dadkaygoo xora baan Rabaa doorasho Cadliyaan rabaan X2 Dowlad xalaala baan Rabaa dastuur xaq Dhowrta baan rabaa Gaajo daboosha baan Rabaa X2 Diktatorigaan nec Bahay dulmiga iyo Eexda baan nec Bahay xaqa dadan Baan dhibsaday X2 Akhlaaq guudee Bulshada maxkamadan Duugaysa Ee wadani Danbi aanan galin Xukuntaan nec bahay X2 Ninkii daacada sharciga Dabarkiyo seetada kujaray Duubab kiyo culimadii Sharciga ku daboolay Jeel hadana darajada Ku tola kuwii danbiga Naga galee dalkiyo Umadaba ladagay X2 Markaan dayo een Arkaba Inaan dabnahayga xidho Damiirkaan isiin karayn Rabaa igu ogoo waan Damqaday X2
Queue is empty
-- / --