VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Calaf nooga dhigee - Lyrics

oodohoo dharabaystay dhibicna ku xalaystay dhirtu meeray iska dhayi dhul barwaqo ka muuqda dhaayahayga sidiisi ahmed sow kuma dheehan wacaday sida dhaydaa dhabankaagan hilaacay habeenkiina dhalaala dharaartiina ifaaya maryan sow kuma dheehan dhaayahayga ma jiidan saddex loo dhigi waayay ragna wuu isku dhaafay iidhiibiyo iidheh iga dhowr adiga leh oo dhaliil li idaada dhiiranow kugu dooratay saddex gaari ku dheehan dumar uu isku dhaamo ila dhaq iyo reer dhis hanti dhowr adigaa leh oon dhamaystiratiiye dhag nugayl kugu doortay ma dhamaado jacaylka ka abuurmay dhexdeena marka an dhidibkiyo dhigta aad ugu soohnay dhaqankiyo hidaheena arooskani ku dhitaysan dhiganayee farxad daajiyo waa dhiilkii nolosheena awlaad aan dhabta saarno calaf nooga dhig eebow quwadiisa ku dhowrsoon calaf nooga dhig eebow dhaqankooda aan ibee calaf nooga dhig eebow
Queue is empty
-- / --