VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cali sabieh - Lyrics

hooy hooy hooy hooy hooy hooy waxay cali sabiix caan ku tahay hooy hooy hooy dhul cagaaran cimilada haboon hawo caafimaad oo carfi le cari nabada oo cuudku dhalay oo caano iyo nabad cudoon cisho noolba lagu caano dhamo dad ciseeya caadooyinkoo dhaqan iyo cilmiba loo cuskado casriga iyo cusaybkana yaqaan ayay cali sabiix caan ku tahay hablihii cabaadhyada lahaa dhaclihiyo cunaabiga xidhnaa ilko dabar casaana lahaa camal sami xishoodka u lahaa ayay cali sabiix caan ku tahay orodyahanadii carari jiray madaw iyo cadaan caabin jiray calankana sare u qaadi jiray cod kar iyo halyay aan cabsoon ayay cali sabiix caan ku tahay hooy hooy hooy hooy hooy hooy waxaa cali sabiix lagu cabiray sida casharka taariikhda ku cad casku waa rugtii caaqilada cartankiyo colaadii xornimo waa cududihii ugu cuslaa ee curiyay calankeena wacan
Queue is empty
-- / --