VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Canab - Lyrics

Canabeey Canabeey Caafi iyo udkoonee Ceenkayga aragaiyo Cad wadnaha ku yaalaay Cisi sharafiyo Cawo iyo ayaanee Ceeryaan deegaaneed Cadceed soo baxeesaay Siduu caadil kuu dhigay Cindigeeyga deeqdoo Nafta waa cajibaysaye Hadaan caasi jiray canbay Caawa yaanu kala kacin Canabeey Canabeey Cartan iyo colaadiyo Ciil taan ku karinee Caafimaad ku gobacdaay Gabar kaa cudoon Caro laguma sheeginee Kaali oo carwadaan arak Xamar aan kugu casuumee Siduu caadil kuu dhigay Cindigayga deeqdoo Hadaan caasi jirin Caawa yaananu kala kicin
Queue is empty
-- / --