VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Carafo - Lyrics

Ayaamaha cisiga leh Illaah caadil barakeeyay Kuwa khayr ku caanee Waxyiga lagu calaameeyay Maalin carro laheynoo Cad iyo farax la caadeestay Subax ciida adigaa dhashiyo yoowmal carafaadee Ogoow camal samaantaba Hablahaa caaro dheer tahaaaye Carshigeey ku taalaa Sadkuu caadil kuu qoray Hadii aan nasiib ku calmaday Waa cawo illaahee Carfi iyo udkoonkeda noqoo Laabta kuu cugan Nin waliba miduu dumar calmaday wey cudoontahayee Ama taa hadan curiyo Caawaba asteeyoo Waa xaajo caano jaceyl malaha ceebaalee dabax ii cuntama iyo gobnimo caadil kuu dhaliyee Ogow camal samaantaba Hablahaa caaro dheer tahaayee Carshigeey ku taalaa Sadkuu caadil kuu qoray Hadii aan nasiib ku calmaday Waa cawo illaahee Carfi iyo udkoonkeeda noqoo Laabta kuu cugan. Waxaa soo diray : Bashiir Salaaad
Queue is empty
-- / --