VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dalanbaabi - Lyrics

natan dookhu hagayee dabrayuu tigtigayee dalanbaabi socotee daalaa dhacaysaay cidan aad u diran tahay marka aad la daris tahay aramidan ku daartiyo sidu dooni uurkaagu dib hadaad u liqiyoo ilnugayl daraadii dabnahaaga dhaafayn maxaad ii dagaashaa dabka iigu hurisaa ood iigu daran tahay igu diiday samirkee maxaan kugu dabiibaa naftan doogiyo abaar dudadooda joogtee weheshine dugaagee damqanayni maqal hoo iyo dan meel fili hadal deeqi maayee kol hadaad danyare tahay dabrayoo xishoodkuna carabkaaga damiyoo cabirayn dan kugu ladhan doqoniimo waa shile maxaad ii dagasha dabka iigu hurisaa ood iigu daran tahay igu diiday samirkee maxaan kugu dabiibaa
Queue is empty
-- / --