VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dalkaa - Lyrics

dhibaatadu waa wax sheeg adoo dheel dheelayoo dhabada ka wara,ay marbay dharbaaxadu kugu ridaa dulqaad waa dhiil gobeed habeen dhalad waa nasiib dhameeyana waa alle intaan dharagiyo qadarin dhulkaygoow kaa helaaye adaan kugu dhaadanoo dhaqankaagan ku faanaya ragbaa lehe dhabar adayg dharaartaad liidatiyo cishada ay kuu dhan tahay nafyahay wada dhiiranoow dhagxumo waa laga libdhaa maamuus baa lagu dhagaa dhameeyana waa allee intaan dheragiyo qadarin dhulkaygoow kaa helaayoo adaan kugu dhaadanoo dhaqankaagan ku faanayaa
Queue is empty
-- / --