VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daweesha jacaylka - Lyrics

daruurta sideeda hoori ciida oo ay xareedu durduraysa maan dayriyo dooga u muuqde daryeela naftaydan daweeya dabaysha jacaylka dugsiiya dulqaad badan guur ila doona dabacsan hadalkeedu i deeqa dagaal iyo qaylo ma doona dajiyo qalbigayga dabiiba maanduda madula ma yeela danbiyo xita duulka ma qaata duntiyo sharftayda difaaca dankaniyo xeebta daboola u diran u diyaara naftayda wixii i damqaaya dareen dayaca iyo baylahda diida danteeda iyo reerka u duuban duuniyo rabi khayr kugu daahye
Queue is empty
-- / --