VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Deg deg - Lyrics

anoo kuu daacadoo dadaalkaa adi ku jira o inad dabacdoo xumaato naftaada u diidaya kula raba nolol daraja leh iyo aqal dugsoon dugsi nabada iyo reexan udgon daawashada indhuhu daraandaran cawo deriskaaga tahay dag dag laguma helo waxaan daa,in kuu qorin iga daa doodiyo dhibtoo danta ila garoo dookh ila wadaag dunida aadmiga ku nool anoo dumarka kuu jecel muunaay dahab iyo xariir caleemo dushaada sudhay doonaaya inaan daruuraha cirkiyo dayaxaa ku geeyo dadkaba sidaad kaga sarayso ku daadahsho adiga lagu daawado cawona deriskaaga tahay dag dag laguma helo waxaan daa,in kuu qorinee iga daa doodiyo dhibtoo danta ila garoo dookh ila wadaag
Queue is empty
-- / --