VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaaxaan - Lyrics

Dhaaxaan aynigagiyo Dumar kaa eegtayo ka xigsady asagey Axdigiyo wanaagiyo Jacaylkaan abuurnay Haddu wiiqmay, wiiqmay awgeey Calafbaa adeege adoon uurka iga nicin Utun iyo colaadiyo Nabsi igu ilhaameyn Kheybka aaminoo Samir Nasiib kaama iilane Anne adiga kuma nicin Waase amar illaahay ifka inaan isweynaa Ifkaa labo iswaayayoo Itaal uu gaboo Kala oomay baa badan Is afgarashadeeniyo nasiibkaa irdheyo Aayaheenii, aayaheni gabay! Hayeeshee aduunyadaa Urugiyo dhib hays badin Ugudbad utahay wali Ayaankaagu kuu maqan Kheybka aaminoo samir Nasiib kaama iilanee Anne adi kuma nicin Waase amar illaahey Ifkaa inaan isweynaa
Queue is empty
-- / --