VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dheeli tiran - Lyrics

Dhamays aan doortaay Waxaad tahay dheeli tiran Waxaad tahay Dhool onkoday Hadaanay dhibica helin Dhirtuba ubax dharab le iyo Caleen qoyan may dhasheen Hadaanad idhiir galin Ama aadan dhinacayga jirin Miyaaban dhaqaaqi laa Dhidiga adigaa u wacan Dhigaa ugu qiimo badan Oo dhabaan adi kuu jeclahay Dharkaan xidhanaayayee Dhaxanta iga celinayaay Intaad igu dhararantahay Qayrkay waan dhaafayaa
Queue is empty
-- / --