VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhoolee dartaa - Lyrics

samirkaygii dheera guul ma dhalay farxadaan ka sugi saw ma dhicin saw dhaayo uroon iima dhixiin dhaxaad nimcoy dharar iyo habeen igu dhararsanyd dhaxan hurdada dhuuniga u nacay dhoolay dartaa maantaba dhib iyo walwal iga dhamaa dhan kastaba farxadi way ii dhantahay hoobalay heele sidiri gam way ii dhantahay dhalaleey nimco dhawrsoonidaa dhaqankiyo anshaxa waad ku dhaadatee dhaban iyo quruxna waad u dhalatayoo dhexyaray adaan kuu dhameeyay sharaf igu soo dhagoo igu soo dhawoow dhaatiyo ciyaar farxad igula dheel labadeena dhaban isu dhereriyo
Queue is empty
-- / --