VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhulaykagoow - Lyrics

Dhulkeeygoow Dhibaatadu waa wax sheeg Adoo dheeldheelayoo Dhabada ka wara'ay marbey Dharbaaxada kugu ridaa..!! Dulqaad waa dhiil gobe'e Habeen dhalad waa nasiib..!! Dhameeyana waa Allee Intaan dharaagiyo qadarin Dhulkeeygoow kaa helaayo Adaan kugu dhaadano Dhaqankaagana ku faanaya..!! Rag baa lehe dhabar adeyg Dharaartaad liidatiiyo Ciishada ay ku dhantahay Nafyahay wada dhiiranoow..!!! Dhag xumo waa laga liibdha Maamuusba lagu dhagaa...!! Dhameeyana waa Allee Intaan dharaagiyo qadarin Dhulkeeygoow kaa helaayo Adaan kugu dhaadano Dhaqankaagana ku faanaya..!!
Queue is empty
-- / --