VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Diri dhaba - Lyrics

hoy dadkii xurmiyo wanaag xaqeeda gartiina laynin dadkii nabad aan xumaanta samaanta ku xoojiyow halkaan joogaba anigu xogtiinaan raadin jiray xiliga aad faraxsantihiin sibaan u xasili jiroo xalaalbaan seexan jiray xeerkiyo dhaqankoodii dadkaan iska xoorinee bulshadii is xil qaadaye ubadka u xanaanisee xumaanta ka dhawrayaw dadkii xilkasnimo gobeed gees goba ku xaqdhawrayee kalgacal aan xaalufayn dadkuu xeerkoodu baray u dhiga dugsiyada xarfaha xuduudaha dhaafiyoo soomaalaay waa xurmee afrika xeerkiina bara hariimaadee hana haaban nimaan heelnaa ma hanbayne sidig dhe hoobaloowa sidig dhe hoobaloowa sidig dhe hoobolowa sidig dhe sidig dhe sidig dhe diree diridhaba hooy diree diridhaba
Queue is empty
-- / --