VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta fagaaraha - Lyrics

haduu fad hilaac ku toozo ma qariyo falaadhihiisa halyaygii faras wataa fagaaraha lagama waayo 2x ana fooraha kalgacal faybuu ii qaatayoo haweenka faraha badan midan zheekada u furay fariimaha u diray inay fulitaan ku wada 2x faceed foosiyaa ka roone filkeed midan ka doortaay adan kugu faanayaayoo adan farxad kuugu baaqee ahaw marwo igu filnaata 2x hadii fadhiyada golaha barbaarta fadal cadii fiid ay ku kulmaan caweys faliyo ma huraan cayaar 2x anigana faayadeyda markan fiiriyay dhamaan intaan ka filaayo gursan midan firfircooni biday hawlaha caashaqu na faray inay fulisan ku waday 2x faceed foosiyaa ka roone filkeed midan ka doortaay adan kugu faanayaayoo adan farxad kuugu baaqee ahaw marwo igu filnaata 2x
Queue is empty
-- / --