gasha guriceel
gasha ubax ka baxayee
oon iyyo haraad arag
oo aan abaariyo
ibtiliyo habaas mudan
saw ilayskiisiiyo
aragtida jaleecada
ma cajabinin aadmiga
ana aramidaadii
saw caashaq ima badin
alloow yaa cadaadiyo farxiya
hobyo udugeediyo farxiya
ama geedkii ceel buur farxiya
aroos kaaga dhiga
galmudug kugula aqal gala

gaha guri ceel
gasha inan ku dhalatoo
edab lagu barbaarshoo
]ilamaa tiniyo cidhib
aan iin lahaynoo
indho deeraleeyeey
carfiyo udgooneey
nafta aaminkeedaay
amaan eray lagu qoro
adaa iga istaahila
alloow yaa cadaadiyo farxiya
hobyo udugeediyo farxiya
ama geedkii ceelbuur
aros kaaga dhiga oo
adi kugula aqal gala

Exit mobile version