VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Giblo - Lyrics

guurtiyo adoyaa isku yimid gogoshii sharaftaa la dhigay gabdh iyo wiilbaa is helay guuliyo dhaqan baa hir galay lahelee hoobalow helee geeraariyo heesa iyo gabawgiyo guurawga baxay gibladiyo saarkaa la tumay guuriyo dhaqan baa hir galay lehelee hoobaloow heelee garbasaarada duulay iyo lehelleey leheeleey go, iyo shaalkaa la lulay le heleeeyee leheleee gacanqaadkii la ridyoo gabadh iyo wiil baa is heley hoow naboow nuur aloow muxamad nabi magac samoow gayaan runabaa is helay guuubaabada heesta iyo gabayga iyo guurawga baxay gibladiyo dhaantada la tumay guul iyo dhaqan baa hir galay geel iyo adhi baa la cunay gees iyo gees baa la yimid gob iyo culimaa isku timidoo alaylehe gur baa hir galay hooy naboow nuur allow muxamad nabi magacsamoow
Queue is empty
-- / --