VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Gobalada Lyrics

milay dheer maanka waxan dagmada ku hayaaba ma dalxiis mudaan xaraftagay mataanahasana iyo sheekh madar 2x
hablaha magac wayn hargaysa ku maray mahuraanka burciyo togdheer madasha nugaal xaysiyo maydhgaashe habluhuu 2x
marsa waxa wacan bosaasiyo iyo mudug hablaha muqdisho iyo marka cad gala, mawjadaha baydhabo kismaayo kumiyaan mirta gaarisa mullaaxda jigjiga , malkaad boorama masnada diridhaba maamuusta hablaha jabuuti mug weyn 2x
qurux bey mulkiyeen macbuud ku sharaxay ka mabsuuday intaan dhamaan magac dhabey 2x
waa gobtoo i mudan hooyaday ka mid tahay, ka mabsuuday intaan magac dhabey
waa marwada ii dhaxdiyo mid aan la dhashee ,ka mabsuuday intaan dhamaan magac dhabey 2x
saddex magac ax, magac waa mariinka i astura
quruxday bey mulkiyeen macbuud ku sharaxay ka mabsuuday intaan dhamaan magac dhabey 2x
martidu waa amaan haween iga muteen,meelkastoo ay joogaan magaca iigu yaal malyuumad salaan ah ha iga maqlaan inta iga maqlaan hawada u marin 2x
heeliyaloow heeeliyow habow, heeliyalow ha heeliyalow 6x


Lyrics by: ismael
loading..
-- / --