VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Guhaada Jaceylka - Lyrics

guhaada jacaylka galiilyo naftayda ilmada gob,olysa mid aan gam,i waayay intaan la guurguurtay garawsho waayay wadnaha geeskiisa gardkuu ku fadhiisoto intay suntu gaadhin ama aan la gaboobin gudonsha naftayda fardawsa u geeya mawjada kalagcaylka go,aana haka gaadhee gujada kalgacaylka garaarkiyo maanka caloosha gunteedaa xiskaygana gaadhtay tima guudkeeda hawadu galbinayso quruxda la gudoonshayy garaara ku yaala intaan la ggaduudtay miyaan garawsha waayay gudoonsha naftayda fardawsa u geeya mawjada kalgacaylka go,aana ka gaadhe
Queue is empty
-- / --