VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hablaha Soomaliyeed mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Awaale Aden
Hablaha Soomaliyeed

ogobey hablaha somaliyeed
uma eko hawenka dunidee
mar kasta in dheer eynigood

midab uumiyaha kale eeba siin
oo laga ilhaamey leeyahiin
maarin iftiimey leeyahiin
aqdi jabis dhalaaley leeyahiin
tima araxda joogey leeyahiin
dhexda geenya ugub bey leeyahiin
oogada jirkooduna wa udgoon
aragtida u roonaa innantayadu
alleylahe hablaha somaliyeed
anshax iyo asluub bey leeyahiin
edeb iyo xishood bey leeyahiin
ixtiraam gobeed bey leeyahiin
diin iyo aqlaaq bey leeyahiin
sharaf iyo astaan wanaagsanaa
garasho iyo aqoon bey leeyahiin
karti iyo awood bey leeyahiin
arxan iyo adeec bey leeyahiin
sharaf iyo astaan wanaagsanaa
nin ayaan leh bey oori u noqdaan
nin ayaan leh bey ubadka u dhalaane
ninka Eebe siiyow aad u dhowr
kaan wali aroos galinow ugoow
ha ka qadin ubaadkenaa asturan

codkii Awaale Aden