VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haqabtira jabuutay - Lyrics

hooyooy jabuutaay hoygii afrikaay midaan hurayneey aan u hamuumaay hanaqiyo beerkaay hibashadiisaay nafta hagar baxeedaay haqabtira jabuutaay hawshaada kama hadho halgankaaga kama lado hirka dhexe hawada sare hawraarta maansada adaan kuugu heesaa haqabtira jabuutaay hooy lagu nastiyo hibo eebe keenaay hogol noo da,diyo raxmad aan hadhayn ha hasaamin abid hore su soco abid halyeeyaa ku jecele u hiili dadkaaga hooyooy jabuutaay halbawlaad ku taalaa loo wada hanwayn yee dunidu wada hiigsanayee hadhac ubadkaa haaheey koriyaay onkod iyo hilaaceey hogaankii gobaadeey nacab kuma haleelo cadow kuma horjoogsado walee wiil halgaadiyo agardaamo kula rabo halkuu galo kama hadho heshiis lama ahaadoo hoy lagu nastio hibo eebe keenaay hogol noo da,diyo raxmad aan hadhaynneey ha habsaamin abid hore usoco jabuutaay halyeeyaa ku jecele u hiili dadkaaga
Queue is empty
-- / --