hubqaad kartidaada
gobaad hido raacday
horuud quruxdaada
halhas weeyaan
hanuunsan weeyihadaysan
rabaa hibo gaara
dushaada hoorshay
waxaad tahay hiilaka
hareer iga taagan
nadftaada hadhkeeda
hudan ku gam aaye
halakaad iga joogto
lasoo hiirjan maayo
qudhayda hilawsan
ee uheelan dantaada
ayaan hurayaaye
bog kaahadhi doonin
gudoon hadyad weeyi
dhagtaydu ma hiifto
xaqiiq hadalkaagag
kashana hamigeedu
halbeeg weeyaana
habaysan wweeeyi
hogaansan
wadnuhu mahawaysto
hablaha qarkaa
inaad tahay heegan
haraad tiridayda
xiskaaan kuhayaaye
hedaa tidhi qaali
amaan kula heera
afkaanan helayn