VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hargaysaa - Lyrics

hadal loo riyaaqiyo hawraarta maansada halkaran qadarinoo heerseeya gabayada halkuu eebe dhigayeey hargeyzaaaay 2x gayga hobaladiisiyo heesaaga caan baxay rugtii lagu hebeeyee fanku heer ku gaadhaay 2x hoygii murtida iyo hooyadii abwaankay marka hore bariidiyo hambalyiyo zalaanban hadyad kaaga dhigayo waad hoodo badan tahee hargeysaay ma nabadbaa 2x nina haybadaadiyo hibo eebe kuu qoray habeen kaama qaadee horaybay abwaaniyo hobolo kuu amaaneen hargeysaay 2x taariikhda hodankaa ka habaabi maayee rugtii ugu horaysee xornimada u heeztaay 2x hoygii murtida iyo hooyadii abwaankay marka hore bariidiyo hambalyiyo zalaanban hadyad kaaga dhigayo waad hoodo badan tahee hargeysaay ma nabadbaa 2x
Queue is empty
-- / --