VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haye kaliya - Lyrics

kalgacaylkii kaayahaagii kor uqaadeed kaamil yeeshaan kaaga mahadnaqi kolay tihid qorax kaadiyo dayaxaa kore nuur i kaafiyay waxaa tahay kiin ruux la kor dhigo kidiin geeloo konton riman tahy ee aan kaa helo haye kaliyoon koldhoow soo tubo kalagacaylkii kaayahaagii dhibta ka jirtee farxad ku kabtaan kaaga mahadnaqi kiishash dahabiyo koonka oo idil miyaan kaligaa ku ag dhigayaa nafta kuligeed kuu hibeeyee kaydka caashaqu laabtu kuu furan haye kaliyoon ku idhaahdiyo kalmad iyo eray kaama hagran karo
Queue is empty
-- / --