VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hibaaq - Lyrics

hibaaq nuraay naftaada inan hanto waan jeclaaye inaad tahay himaladayda huqdaaduba way dareentay hadaa dumar eryadaday asluub hodanoo wanaagsan qurux hamigayga deeqa hadal aan aadmiga dhimayn hidaha dhaqankeena fiican adaa u hodoo ku faana hugiisa adaa daryeela dharaar qudha oo hankagu soomali hoos u dhaafin runtii hooyad ka raacday adiga hantidaada weeye hibaaq sharaftiyo akhlaaqda hoygaad ku korta samaan leh hadaan dumar eeyo duunka halkuu dagi lahaa jacaylku nafta adi ku hibeeyay hareeraha ubax ka beerta hidaha dhaqankeena fiican adaa u hodoo ku faana hugiisa adaa daryeela dharaar qudha oo hankagu soomali hoos u dhaafin
Queue is empty
-- / --