VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Idil - Lyrics

Idilay idilay ayaan idilay idileey ugbaad Idileey ayaan aqligaygiiyeey Ambo qaad wadada ilinkii saxdiyo Abidkaa adigu ilwaad samoow Oo agabsamiyo aayatiin lahaw Unugyada jidhkiyo Adimada dhamaan Saamaystayayee ayaan eegayaa Adhaxdiyo indhaha Edeb lagu ladhiyo Arjigiyo habkaan Anigoon dan dhibin Anigoo dhex idhi Idil ayaan aqligaygiiyeey Amba qaad wadada ilinkii saxdiyo Abdikaa adikgu ii ilwaad samoow Oo agabsamiyo aayatiin la’awo Uurkii hooyadaa Iyo labada ilan Abidkood ubax aaan Kaala aynigee Midba mee I dhigin Ogobeey adiga aragtida san baan kugu aaminaa Ilwaad samoow samoow Aamin khayr qabaan alle kuu baryee Idileey idileey ayaan idileey idileey ugbaad Lyrics by : Abdirahman Isak
Queue is empty
-- / --