VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Indho caashaq mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Indho caashaq

Laba aynigood iska eegta
Iska aamina ammaan mudanee
Indho caashaqoo isku ooyayoo
Is ilaashadaa ammaan mudanee
Axdigeey dhigteen u adkaystayoo
ARoos galaa ammaan mudanee
Lammaana indoora jacaylka adkeeyay
Kalsooni abuuraa ammaan mudanee
Aheey nasiibku intuu u ekaaday
Aroos galaa ammaan mudanee
Ubax curdinoo is caashaqaybaa alleey lahee ammaan mudanee
Gayaan isdoortaa
Ehel ku taamaa
Arooskoodaa aqalka la seesaa
Dhiiga asbaniyo kabad la uuntaa
Ubax udgoonana lagu daadiyaa
Eeboow eeboow
Ubad khayrleh sii
U adeega sii
Inamiyo gabdhaba
Addeeca sii
Adaa maaligee
Arsaaqna sii
Umalkiyo dookha
Ilwaadka jacaylka
Udgoon ku beermaa
Ammaan mudanee
Laba ka ilaashay
Nacab ka irdheeyay
Dhaqan ku aroorsha
Ammaan mudanee
Afka hooyoo
Hiddaha asalkaa
Awlaadda tusaa
Ammaan mudanee
Laba aramida
Imtixaanka jacayl
U adkeeystay baa ammaan mudanee
Abaabulka guurka
Nolal istareex leh
Labay u ahaataybaa
Ammaan mudanee
Laba ubadkooda
Ku abaabshaoo
Islaamnimo baray ammaan mudanaaa
Bal eega eega
Ubaxani bal eegaa
Arkoo ila eega
Anbaqaadka jaceel
U adkeeystay eega
Caweey u ahaatee
Haloo tuma ee
Eeboow eeboow
Ubad khayrleh sii
U adeega sii
Inamiyo gabdhaba
Addeeca sii
Eebbooow
Adaa maaligee
Arsaaqna sii

codkii Awaale Aden