VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Indho uroonee - Lyrics

indho urooneey uurkaad igaga taalaa sida roob aroor da,ay ama uduga saxansaxo adigaa udgoon lee allaa qurux ku siiyoo eegmada u wacaneey aabe iyo hooyadii edaabtiyo ku baray dhaqan abaalkood ma gudi karo balse inaan ogsoonay adna aan ku jeclahay iigu sheeg indho urooneey indho uriooneey aduunyada intaan jiro idilkood haweenkaba adaan kaa dhex doortoo naftu ku ogolaatee dayax oo iftiimiyo ubax baxay la moodyeey aabe iyo hooyadii edaabtiyo ku baray dhaqan abaalkood ma gudi karo balse inaan ogsoonay adna aan ku jeclahay iigu sheeg indho urooneey lyrics by Ismacil Ahmed
Queue is empty
-- / --