VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Isir - Lyrics

afarbaan kugu doorta ooridaydaay ilayn waa ma huraan aqligaan kugu doortay asluub waa diinta badhkeede edebtaan kugu doortay sidaad ii garab joogtee ii kabtaan kugu doortay ooridaydaay ooridaydaay aynigaa raga jooga adigaa u horeeya isir aan garanaayiyo abtirkaan kugu doortay umad weeyi dadkeenu inba meel ku aroorta isir aan garanaayiyo abtirkaan kugu doortay afarbaan kugu raacay arbahaygoow arbahaygoow odhaahdaada macaane aadanbaan kugu raacay karti EEBE ku siiyiyo aqoontaan kugu raacay sidaad ii ixtiraamtaan kugu siiyay arwaaxda cawaalahaygow arabahaygow
Queue is empty
-- / --