VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaftan maahee - Lyrics

Kalgacaylkan i kadeedaye i kiilay Kaftan maahee adaa keenee kaalay baano Mar la kacay mar la kufay la kilaalay Eheey heeliyaalo heeliyaalow hobow heeliyaalo Kayn caleenle ubax kuula kor ka muuqda Kubab buuxa indha kaaho la kulaalo Kashka laabta kol i saaroo i koolkooli
Queue is empty
-- / --