VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ku baafshey - Lyrics

Ku baafshay baafshay Ku baadi goobay barada diidooo Bistay ahaadee Bartaad ku nooshahay Usoo baqoolay Intaan bukooday bastayda ahaaday Jaceylka beegtay beerka Jirkii ku beeray boogta Dhiigii ku baahay Adiga igu beeray buuqa Bidhaan wanaagay Cilaac baxaayee Biligta roobta hadmaan ibaanin Naftaa basaasay baadiyoobday Hurda ma bogtoo Barkinta huftoo Naftayda baxsan Anaa badbaadin Mise bisbaasaay Basraay ku dhaafin Jaceylkan biiray biiray Bogaygayga taabtay biiray Dareemo buuxshay Aday igu beeray buuqa Bishaaradaydaay barwaaqadayda Barwaaqadayda bilis qurxoonay Naftaa basaasay baadiyoobday Hurda ma bogtoo Barkinta huftoo Naftayda baxsan Anaa badbaadin Mise bisbaasaay Basraay ku dhaafin Ku baafshay baafshay Ku baadi goobay barada diidooo Bistay ahaadee Bartaad ku nooshahay Usoo baqoolay Intaan bukooday bastayda ahaaday Bishaaradaydaay barwaaqadayda Barwaaqadayda bilis qurxoonay Naftaa basaasay baadiyoobday Hurda ma bogtoo Barkinta huftoo Naftayda baxsan Anaa badbaadin Mise bisbaasaay Basraay ku dhaafin
Queue is empty
-- / --