Ooloow > ku ogliyaaa

Jaceyl Nukamiyo
Axdi dhidibkii
tii adkaysaay

Oogta sagalkiyo
Dayax u egee

Amaanada ruux, ku ad adagiyo
Sharaf ehelkeed, Ogow inaa tahay
Sida eyro dhaban, Wayday ilmahii
Xiiso olalee, Aroos wacaniyo
Qoys Islaam baa Aqalkoodiye, ay nu taagnee

MUdug iyo ayl Oogada taleex
Ilaa madanoo ??? ?? iyo afdheer
Alalaaskuna ha isgaaroo
Amni badantii Garoowe ahayd
kU ekaanee macaane ogolow

Jaceyl Oon qabaiyo
Dareen olasho leh
Yaad abuurtee

Oraahda haboon
Dhihi ogeidaa

Isgaarsiiyo imaan qaadee
Aboowe macaanoo ku ogaliyaa
Sida eyro dhab wayday ilmahii
Xiiso olalee sayso aqalkaa
Ku dhigeeyso aroos farxadaa
alalahay rabay

MUdug iyo ayl Oogada taleex
Ilaa madanoo ??? ?? iyo afdheer
Alalaaskuna ha isgaaroo
Amni badantii Garoowe ahayd
kU ekaanee Aboowe ogolow

MUdug iyo ayl Oogada taleex
Ilaa madanoo ??? ?? iyo afdheer
Alalaaskuna ha isgaaroo
Amni badantii Garoowe ahayd
kU ekaanee Awaale/farxiyo ogolow

Exit mobile version