VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Layaabay - Lyrics

Leyla leyla leylaaay Ano aramida lurkeedaa Anoo layaabin dhibteedaa Markaan kula labay haween Malaastay hadimadiisa Midaan caashaqa la'luulay Markey laxawgii dareentay Lugooyo ma igu beertay Igu beertay lugooyoo Haddi aan islayaabin beenaa Ulaab kacay warkeeda Wixii ihelaa layaabay, layaabay Wixii ihelaa layaabay. PAGE 2 Anoo sheekada lafteeda Wali aan baran lurkeeda Intaan laasimay haween Ma uloodin waaxyaheygaa Yartuu dooqu igu liilshay Kolkii aan libiqsi raacay Lugooyo ma igu beertay Igu beertay, lugooyoo Haddi aan islayaabin beenaa Ulaab kacay warkeeda Wixii ihelaa layaabay, layaabay Wixii ihelaa layaabay
Queue is empty
-- / --