VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta maantiyo bariba - Lyrics

xasuusuhu waa waa waa waa maqnaan ilowguna waa muxtaad qalbiguna waa makaan qudhaaduna ii macaan lamaanuhu waa magoo dabkuna waa mukaab gayaankuna meel yaal waxaan se rabaa matan xubigan ku milan maskaxdiyo naftaa adigaa ku marey maaankiyo qalbigaa dumarkana ugu mudan maantiyo baribaaa xubigan ku milan maskaxdiyo naftaa adigaa ku maray maankiyo qalbigaa dumarkana ugu muda maantiyo baribaa lamaanuhu waa magoo dadkun waa mukaaf gayaankuna waa meel yal waxanse rabaa matan xubigan ku milan maskaxdiyo naftaa adigaa ku maray maankiyo qalbigaa dumarkana ugu muda maantiyo baribaa lamaanuhu waa magoo dadkun waa mukaaf gayaankuna waa meel yal waxanse rabaa matan haasaawuhu waaaa waa macaan jaceylkuna waa mukhtaae kalsoonidu waa muhiim xidhiidhkuna waa macruuf haasaawuhu waaaa waa macaan jaceylkuna waa mukhtaae kalsoonidu waa muhiim xidhiidhkuna waa macruuf xubigan ku milan maskaxdiyo naftaa adigaa ku maray maankiyo qalbigaa dumarkana ugu muda maantiyo baribaa lamaanuhu waa magoo dadkun waa mukaaf gayaankuna waa meel yal waxanse rabaa matan
Queue is empty
-- / --