VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mama - Lyrics

oohoohoo mama oo maama oo maamaye maamaye adoo qurux muuq dhalaale dhexdaada markaan ku beermay mama ee maama muxuu dhabankaagu hoolmay dhamaan wajigaagu yeeshay maxaad hooyooy dhibtootay maxaad dhadhamada ka soontay jal iyo dheef qaadan wayday muxuu isu dhagay bogaagu candhuufta maxaad dhashsiisay muxuu dhabarkaagu liicay culays la dhaqaaqi wayday muxuu dhuuxaagu hooray dhaxadiidka maxaad u jiiftay maxaad hooyooy dhibtootay maxaad dhooldhoolin heeso dhamaw aad iigu qaaday mama oo maamaa maxaad tidhi dhiiranow dhiigiisa ka fiicanow waa horwayn dhalay loolisow waa maxaad iga dhawrtay baahi ood korsiina ii dhamaysay si aan qayrkay u dhaafo dhalaankana uga koreeyo maryaha kiisi dhalaal le dushayda maxaad ku dhoobtay markay ajashaa dhamaato ILAAHAY kuma dhantaalo jidhkaaga ka dhawr cadaabta dhuxulo iyo naar ma saaro dhismaha janadii fardawsa ILAAH kugu dheelmi hooyo DAAHA NABIGII udgoone ALLAHU MASALI WASALIM WABAARIK CALAYH ILAAHAY ILAAH dhiniciis ku jooji hooyo hooy hoooyoooo
Queue is empty
-- / --