VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naf iyo maan - Lyrics

ma ladoo maansada kalgacal maankiu halkuu qabsaday badiyo mawjad baan dhex galay sidaan ahay ruux maraan indhuhu miigmeen dartaa u muhay meeshaad jirtee mabsuud baan kugu noqdeee masuul maad iga noqon cawaaloow cawo dhaladoow caashaqa mulkiya ma lado maasada kalgacal minaamku xaguu qabsaday jacaylku mir dhexe ku dagay muuqaal qurux hadal macaan masuul tii looga dhigaay naf iyo maankaa murmoo mashquul kaligay noqdee midaan ku nagaan lahaa ayaaneey taleexeey saw maadan noqon ma lado maasada kalgacal maanta iigu daran maraba kama maarmayee midkaan dadka ugu jeclaa hadmaan marwadiisa noqon u muhay meeshaad jirtee maqsuud baan kugu noqdee masuul maad iiga noqon cawaaloow cawo dhaladoow caashaqa mulkiya haween waa meel la joog muhiim noloshay u yihiin marna waa lama huraan madheedh ubax ii korshiiyo milgaha taan ku faano noqo naf iyo maankaa murmoo mashquul kaligay noqdee midaan ku nagaani lahaa ayaaneey taleexeey saw maadan noqon
Queue is empty
-- / --