VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasab - Lyrics

naftayda intaad kabtay oo aad niyadii dhistay nalkeedana aaad shiday ayaad nasabeey baxday naxariista intaad bartay qalbigii nasiyaa xashay nuglaanta waxad baday markaad noqoteed tagtay nageeyaay nageeyaay naftaad tustay nolol dahabood xushay tiirkii farxadana nugayl inuu naawilaad fartay wadnahan xiisahaagu nabay naftayda markaan faqnay nashaaday intay dhibtay cidlada gurigoon nacay ayaa noloshaba karhay nabaadka gugii biqlay naqiisa abaar jaratay ayuu nabarkaa damqay qalbiga ku noqdoo murgay intii an badqabaaye hawshiisu igu badan ha u baran lahaayaha ha u bacain lahaayaha imikoon bastoo ahay baroor wax ma ii qaban
Queue is empty
-- / --