VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Oh yeah - Lyrics

Oooooh Nanananaaaa Ooooooooooooh Nanananaaa Ooohhhhhhhh Nananananaaa Haddaad laabkici Shalayto lahayd Ladh beena tusoo Ka leexo lahayd Laciif weeyaan Haddaad islaheed Oo aad ladaneey Dan gaara laheeyd Ada isluree Miyaad war la eeyd Oh yeeeaaah oh yeah Oh yeeeeaaaaah Luggooyo haddaad ugayso lahahd Ladnaanta haddaad Kalaaso lahayd Soowtaad ladadeedka Sii is laheeyd Adaaa litiqee Sidee wax lahayd haddaad ladaneey Xiskayga lahayd Laaabta haddaad Ardaa ku lahayd Oo lahashiyo Karaamo lahayd Laxawga intaad u liinbax lahayd Ayuu laalmayee Maxaad is lahayd Dhaaxaad is lusheed Haddaad islaheeyd Dartaa ha lumee Saar leexo lahayd Waa layliyo Waa Labeel galneeyd Oo uu laqanyoon Adoo islahayd Imay lagdin Beenti shaarka lahayd Lac baad araggood udhaaya lahayd Lag baase agyaal miyaad islahayd Lug baad faras dhaafi islahayd Liibaane kuma luggoo islahayd haddaad ladaneey Xiskayga lahayd Laaabta haddaad Ardaa ku lahayd Oo lahashiyo Karaamo lahayd Laxawga intaad u liinbax lahayd Ayuu laalmayee Maxaad is lahayd
Queue is empty
-- / --