Oooooh
Nanananaaaa
Ooooooooooooh
Nanananaaa

Ooohhhhhhhh
Nananananaaa

Haddaad laabkici
Shalayto lahayd
Ladh beena tusoo
Ka leexo lahayd
Laciif weeyaan
Haddaad islaheed
Oo aad ladaneey
Dan gaara laheeyd
Ada isluree
Miyaad war la eeyd
Oh yeeeaaah oh yeah
Oh yeeeeaaaaah

Luggooyo haddaad
ugayso lahahd
Ladnaanta haddaad
Kalaaso lahayd
Soowtaad ladadeedka
Sii is laheeyd
Adaaa litiqee
Sidee wax lahayd

haddaad ladaneey
Xiskayga lahayd
Laaabta haddaad
Ardaa ku lahayd
Oo lahashiyo
Karaamo lahayd
Laxawga intaad
u liinbax lahayd
Ayuu laalmayee
Maxaad is lahayd

Dhaaxaad is lusheed
Haddaad islaheeyd
Dartaa ha lumee
Saar leexo lahayd
Waa layliyo
Waa Labeel galneeyd

Oo uu laqanyoon
Adoo islahayd
Imay lagdin
Beenti shaarka lahayd

Lac baad araggood udhaaya lahayd
Lag baase agyaal miyaad islahayd
Lug baad faras dhaafi islahayd
Liibaane kuma luggoo islahayd

haddaad ladaneey
Xiskayga lahayd
Laaabta haddaad
Ardaa ku lahayd
Oo lahashiyo
Karaamo lahayd
Laxawga intaad
u liinbax lahayd
Ayuu laalmayee
Maxaad is lahayd

Exit mobile version